Category Aragti

Saamiqaybsigu muxuu muhiim u yahay?

saamiqaybsi

Dawladnimada iyo dalku ma aha wax qalbi leh oo la jeclaado, waa agab loo samaysto ama u jira, in uu danaha dadka ku hoos nool si siman ugu adeego. Dawladnimada casriga ah ee xilligan jirtaa, waxay u taagantahay in ay…

Suugaanta Soomaalida iyo Quudhsiga Haweenka

Suugaanta soomaalida 1

Maaddaama oo aqoonta casriga ah aynu Soomaali ahaan dunida aad uga danbayno, waxaa kaalintii fekeridda iyo qaabaynta wacyiga bulshada galay suugaanyahanka. Suugaantuna waxa ay ahayd welina tahay waxsoosaarka keli ah ee aynu leennahay. Iyada ayaana illaa hadda daliilkeenna, xujadeenna, tixraaceenna…