Category Falanqayn Buug

Jirridda Baambu – Buuggii Sannadka

War Wtihin 1

Sheekadan waxaa Af Carabi ku qoray Sacuud Sancuusi, waxaase Af Soomaali qurux badan oo aan tayadii sheekada wax uu ku biiriyo ma ahee waxba ka dhimin u turjumay Dr Maxamed Xirsi, sheekadu waa Jirridda Baambu. Intii aan akhrinayay buugga waxa…

Akhriskaygii Buugga The War Within

War Wtihin

Waxa aan akhriyay mar aan dheerayn, buug sheeko-faneed ah oo ay qortay gabadh Kanadiyaan ah oo la yidhaa Carol Matas. Waxay caan ku tahay oo abaalmarinnona ku heshay qoridda sheeko caruureedda. Waa buug mala-awaal ah, salkase ku haya taariikh iyo…